SNA RADIO – Telegram
SNA RADIO
20.4K subscribers
1.99K photos
204 videos
4 links
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida
Download Telegram
Holgalk ay sameyen Cidanka xoga dalka iyo cidanka deganka aya gacanta kuso dhigay mid kamid ah khawarijta alshabab dagalkii kadhacay deganka berayabal ninkan oo kutaal shanbad shegayna inu yahay oromo waxana gacanta kuhayo cidamada kusugan dagmada buuloburte.
👍10👏32😎2
27😁20👍8👏7🔥6😎1
DEG DEG: Ciidamada XDS ee ku sugan Magaalada Mesagawey ee Gobalka Galgaduud ayaa saaka Toogtay dhagar qabe ka tirsan Argagixisada kaas oo saakay lagu qabtay kontaroolka Magaalada Mesagawey.

Ninka la toogtay ayaa watay qoray AK-47 ah waxaana hada Maydkiisu yaalaa barxadda Magaalada Mesagawey.

Dhinaca kale ciidamada ayaa qabtay 3 gaari oo nuuca layla calaawi ah oo shidaal waday, waxaana lagu qabtay deegaanka Xuseen cagey, saraakiisha ayaana sheegay inay saarnaayeen dumar AS u socday gacanta ayayna ku dhigeen.
👍178
👍3015👏5🤣5💯3🍾3