Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyee iyo Ciidamadda Degaanka ayaa tiro maleeshiyaad Khawaarijta katirsan ku dilay dhulka howdka ah ee u dhexeeya degmada Ruun-nirgood iyo degaanka Cali Heelo ee gobolka Shabeeladda dhexe faah faahin dheeraad ah halkaan kala soco
👏13❤4👍4
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Jeneraal Dayax Cabdi Cabdule oo ku sugan dhulka howdka ah ee u dhexeeya degaanka Cali-Heelo iyo degmada Ruunir-good ayaa kahadlay Jabkii Khawaarijta maanta lagaarsiiyay isagoona dadka degaanka ugu baaqay inay hubka qaatan oo iska dhiciyaan Aragixisada.
❤23🕊6👍5🫡5