Ciidanka xoogga dalka gaar ahan Ururka 39 aad guutada 5aad qeybta 27aad iyo ururka 10aad ee Kumaandooska Xds gorgor iyo dadka degaanka oo cadawga khawaarijta alshabab kula dagalamay howdka deegaano hoosyimado murcudka
Ciidanka ayaa guulo waa weyn ka garay Khawaarijta ayaa ka dilay ilaa shan iyo taban ka mid ah khawarijta ayagoona kasoo furtay hub waxana ay dadka degaanka shegeen in ay baqtigooda ay sii jidanayeen dhulka howdka ah

❤15👍7