Tirada khawarijta looga dilay gobolka Jubbada hoose ayaa gaaraya 94 iyadoona in kabadan dhagarqabe nolosha looga qabtay hub iyo saanada ciidan ayaa laga qabtay geesiyaasha Xoogga Dalka Bir-jeex iyo Danab iyo Daraawiishta Jubbaland ayaa cashar lama ilaawan ah u dhigay Khawaarijta
❤100👍16😁10👏8💯7👌5
Abagbeeday oo qiyaas 20km dhanka beri kaga beegan Magaalada Xuddur ayay Ciidank Xoogga Dalka gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ku dileen maleeshiyad ka tirsan Khawaarijta waxayna ka soo furteen hub culus uu kamid yahay BKM iyo AK47
❤14👍2👏2