Kani waa mid kamida Argagixisada Saake lagu xasuuqay Cali Candhoole iyagoo hurda ayaa loo daatay
😁14👍6👏4
Mukhtaar Maxamed Yerow oo khawaarijta u garanayaan Wariiri ayaa isku soo dhiibay taliska Nabad sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Mukhtaar oo khawaarijta u qaabilsanaa dhanka Jabhada ayaa ka howlgali jiray Gobolada Shabeeladda hoose iyo Hiiraan.
Mukhtaar ayaa sheegay in uu u dulqaadan waayey dhibaatada duurka ku haysata khawaarijta isagoona sheegay in xiligan la gaaray Dhamaadka Khwaaarijta oo awoodooda hoos udhacday.

👍10❤🔥3🔥3👏3
Degaanka Kaam Jaroon ee gobolka Jubbada hoose ayaa Khawaarijta lagu gaarsiiyay jab xoogan iyadoo halkaasi looga dilay maleeshiyaad hubna iyo saanadkalana looga soo furtay kadib howlgal ay sameeyen ciidanka kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab
❤34👍20👏3