SNA RADIO – Telegram
SNA RADIO
20.4K subscribers
1.99K photos
204 videos
4 links
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida
Download Telegram
20👍11👏3👎2🍾2
Mukhtaar Maxamed Yerow oo khawaarijta u garanayaan Wariiri ayaa isku soo dhiibay taliska Nabad sugida iyo Sirdoonka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Mukhtaar oo khawaarijta u qaabilsanaa dhanka Jabhada ayaa ka howlgali jiray Gobolada Shabeeladda hoose iyo Hiiraan.

Mukhtaar ayaa sheegay in uu u dulqaadan waayey dhibaatada duurka ku haysata khawaarijta isagoona sheegay in xiligan la gaaray Dhamaadka Khwaaarijta oo awoodooda hoos udhacday.
👍10❤‍🔥3🔥3👏3
12😁4👍2🥰2
23👍5
Degaanka Kaam Jaroon ee gobolka Jubbada hoose ayaa Khawaarijta lagu gaarsiiyay jab xoogan iyadoo halkaasi looga dilay maleeshiyaad hubna iyo saanadkalana looga soo furtay kadib howlgal ay sameeyen ciidanka kumaandooska Xoogga Dalka ee Danab
34👍20👏3
Ciidanka Xogga dalka iyo kuwa deegaanka ee ku sugan bariga Gal-gaduud ayaa galabta weerar qorsheysan oo lagu naafeeyay maleeshiyada khawaarijta ku qaaaday inta u dhaxeysa deganka Cows-weyne iyo Masagaway ee gobalka galgaduud.

In ka badan 60 maleeshiyaad Khawaarijta ah ayaa lagu dilay dagaal galab gala ah oo lagu qaaday maleeshiya isku Soo dhurayay inta u dhaxeysa degaanka Cows-weyne iyo Masagaway oo ah keyn xoola daaqeen ah.

Taliyaha ciidanka Dhulka Xds Gen. Dayax Cabdi Cabdulle ayaa warbaahinta Ciidamadda u xaqiijiyay Tira kor u dhaafeysa lixdameeyo looga dilay galabta khawarijta, waxa ayna ciidanku guula wax ku ool ah kagaareen dagaalka maanta ee ka dhacay inta u dhaxeysa Cows-weyne iyo Masagawaay.

SNA RADIO
👍1413👏4
👍116👏2
Waa kuwan bakhtigii khawaarijta oo lagu baabiiyey degaano ka tirsan Gobolka Galgaduud
👍224🔥3🤣3👏2