Guutada 9aad Qaybta 60 aad Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Soo Bandhigay Hubkii ay ka soo furteen Maleeshiyadka Khawaarijta.
👍30❤15
Ciidanka Kumandooska Danab XDS Gaar Ahaan SMU ayaa Waxay Burburiyeen Goobo ay Gabaad ka dhiganayeen oo ku yaala Tuulo lagu magacabo Xaliimo cadey oo hoostagta Degaanka buulo xaaji ee Gobolka Jubadda Hoose.
Ciidanka ayaa intii hawlgalku Socday waxay khawaarijta ka dileen maleeshiyad ka tirsan khawaarijta iyagoona soo bandhigay hubkii ay ka furteen khawaarijta
Ciidanka ayaa intii hawlgalku Socday waxay khawaarijta ka dileen maleeshiyad ka tirsan khawaarijta iyagoona soo bandhigay hubkii ay ka furteen khawaarijta
❤40👍11👏10🥰9
Ciidanka kumandooska Danab ayaa khaarajiyey Maleeshiyad ka tirsan khawaarijta oo gabaad ka dhiganayey dhulka Hawdka ah ee hoostaga Degaanka Harboole ee Gobolka Jubbada hoose
👍56❤28🔥7👏7