Ciidanka Kumandooska Danab XDS Gaar Ahaan SMU ayaa Waxay Burburiyeen Goobo ay Gabaad ka dhiganayeen oo ku yaala Tuulo lagu magacabo Xaliimo cadey oo hoostagta Degaanka buulo xaaji ee Gobolka Jubadda Hoose.
Ciidanka ayaa intii hawlgalku Socday waxay khawaarijta ka dileen maleeshiyad ka tirsan khawaarijta iyagoona soo bandhigay hubkii ay ka furteen khawaarijta

❤40👍11👏10🥰9
Ciidanka kumandooska Danab ayaa khaarajiyey Maleeshiyad ka tirsan khawaarijta oo gabaad ka dhiganayey dhulka Hawdka ah ee hoostaga Degaanka Harboole ee Gobolka Jubbada hoose
👍56❤28🔥7👏7
Deg Deg. Ciidamada gaarka ah ee kumaandooska danab EE XDS ayaa xalay saq dhaxe u daatay maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta AS oo ku sugnaa dhasheegga Qumbi oo u dhow Harboole iyo Biibi ee gobolka Jubada Hoose.
saqdii dhaxe ee xalay ayaa lagu guureeyey Khawaarijta, dagaal saacado badan qaatay kadibna waxaa goobta gaaray Ciidamada Xooga dalka iyo Kuwa Jubaland ee ku sugna aaga Degmada Afmadow oo ku biiray dagaalka, tiro meedad ah ayey mesha oga carareen sida saraakiisha ciidanka Xoogga Dalka ay u sheegeen warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida.
Khawaarijta waxa u socda maalmahoodii madooba, wixii warar ah ee soo kordha waan idinla wadaagi doona.

❤55👍30🥰6🔥4💯2