Ciidamada Daraawiishta Jubbaland gaar ahaan Guutada labaad ee ka howlgasha deegaanada Janaa Cabdalle ilaa Harboole ayaa fashiliyay miinooyin ay Argagixisada damacsanaayeen in ay ku aasaan wadooyin muhiim ah oo ay isticmaalaan qeybaha kala duwan ee Bulshada.
❤37👍20👏4🔥1
Howlgal qorshaysan oo waabarigii saaka ay si wada jira uqaadeen Ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kummaandooska Danab iyo Daraawiishta Jubbaland guutada Birjeex Jubbaland ayaa lagu khaarijiyay dhagarqabayaal ka tirsan Khawaarijta halka kuwa kalana nolasha lagu qabtay sida ay inoo xaqiijiyeen saraakiisha howlgalkan hogaaminaysay waxay inoo cadeeyeen in dhimashada khawaarijtu tahay in ka badan 32-dhagar qabe halka sadexna nolasha lagu hayo .
Howlgalka ayaa ka dhacay deegaano hoos taga degmada Badhaadhe ee gobalka Jubbada hoose sida deegaanka Yadi iyo Xaliimo Cadey .
Hadaba wixii wara oo kasoo kordha halkaan kala soco.
Howlgalka ayaa ka dhacay deegaano hoos taga degmada Badhaadhe ee gobalka Jubbada hoose sida deegaanka Yadi iyo Xaliimo Cadey .
Hadaba wixii wara oo kasoo kordha halkaan kala soco.
👏14👍11❤7🔥3
Ciidanka Xoogga iyo Ciidamadda degaanka ayaa howlgal dhabo gal ah oo kadhacay degaanada Raage Mariid, Baraag Sheekh Caamir, iyo Xuseen Cageey iyo nawaaxiga Galcad ku dilay 8 dhagarqabe oo Khawaarijta katirsan iyagoona ka gubay gaari booyad ah oo biyaha u dhaamineeysay faah faahin dheerad ah halkaan kala soco
👍22❤12
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
❤86👍43😁15🔥11👏10🥰2😢2
Ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa sameeyay howlgallo xooggan oo ka dhan ah Argagaxisada, iyagoo gacanta kusoo dhigay labo dhagar qabe oo sahan u ahaa kooxda Khawaarijta
👍45❤13👎5🤣4👏3
Ciidamadda Amniga Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo Ayaa Toogasho Ku dilay Dhagarqabe Ka Tirsan Malashiyaad Argagaxisada Al Shabaab
❤30👍13👎6😁4🤣2