Ciidanka Xoogga iyo Ciidamadda degaanka ayaa howlgal dhabo gal ah oo kadhacay degaanada Raage Mariid, Baraag Sheekh Caamir, iyo Xuseen Cageey iyo nawaaxiga Galcad ku dilay 8 dhagarqabe oo Khawaarijta katirsan iyagoona ka gubay gaari booyad ah oo biyaha u dhaamineeysay faah faahin dheerad ah halkaan kala soco
👍22❤12
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
❤86👍43😁15🔥11👏10🥰2😢2
Ciidamada Daraawiishta Jubbaland ayaa sameeyay howlgallo xooggan oo ka dhan ah Argagaxisada, iyagoo gacanta kusoo dhigay labo dhagar qabe oo sahan u ahaa kooxda Khawaarijta
👍45❤13👎5🤣4👏3
Ciidamadda Amniga Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo Ayaa Toogasho Ku dilay Dhagarqabe Ka Tirsan Malashiyaad Argagaxisada Al Shabaab
❤30👍13👎6😁4🤣2
Ciidamada Daraawiishta Jubbaland gaar ahaan guutada labaad ee fadhigoodu yahay deegaanka Janaa Cabdalle ayaa dhagta dhiigga u daray koox Khawaarij ah oo doonaysay in ay dhibaateeyaan dadka deegaanka.
Meydadka shan kamida Khawaarijtii damacsaneed in ay dadka rayidka ah dhibaateeyaan ayey isaga carareen Argagixisada, waxaana wali socda baacsiga Khawaarijta oo waayadan dhibaneyaal u ah halyeeyada Jubbaland.
Wixii soo kordha Wararkeena dambe ayaad kaga bogan doontaan.

👍37❤25👏6🥰3
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Degaanka ayaa howlgal ka sameeyay degaanka Baraag-Cali Gaduud oo qiyaastii magaalada Xarar-dheeee u jirto 50 KM.
Howlgalka ayay ciidanka gododkii gabaadka Khawaarijta kasaaareen.
Howlgalka ayay ciidanka gododkii gabaadka Khawaarijta kasaaareen.
❤8👍6