Wiilasha Geesiyaasha XDS iyo Daraawiishta Jubbaland waxa uu waaga ugu baryey deegaanka Lagta Caanoole ee gobolka Jubada Hoose.
Deegaankan waxaa dhowrkii bari ee lasoo dhaafay laga s ifeeyey horjoogayaal waaweyn oo ajaaniib u badan kuwaa oo gabaad ka dhigan jiray halkaan madaama deegaankan uu yahay dhul keymo badan xareeduna jiifto.

👍23❤11🔥2👏1😁1