Ciidamada Daraawiishta Jubbaland gaar ahaan guutada labaad ee fadhigoodu yahay deegaanka Janaa Cabdalle ayaa dhagta dhiigga u daray koox Khawaarij ah oo doonaysay in ay dhibaateeyaan dadka deegaanka.
Meydadka shan kamida Khawaarijtii damacsaneed in ay dadka rayidka ah dhibaateeyaan ayey isaga carareen Argagixisada, waxaana wali socda baacsiga Khawaarijta oo waayadan dhibaneyaal u ah halyeeyada Jubbaland.
Wixii soo kordha Wararkeena dambe ayaad kaga bogan doontaan.

👍37❤25👏6🥰3
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidanka Degaanka ayaa howlgal ka sameeyay degaanka Baraag-Cali Gaduud oo qiyaastii magaalada Xarar-dheeee u jirto 50 KM.
Howlgalka ayay ciidanka gododkii gabaadka Khawaarijta kasaaareen.

❤8👍6