Ciidanka Xoogg Dalka Soomaaliyeed oo ku guuleeystay inay soo saaraan miinooyin Khawaarijta ku aaseen wadooyinka soo gala degaanka Lagta Caanoole oo maalmahaan ciidanka ay kawadeen howlgalo Khawaarijta kaga sifeeyeen
👍22❤6🔥3👏3
Howlgal Qorsheysan oo ay Ciidamada Geesiyaasha Guutada 9-aad ay ka fuliyeen Deegaanka qaydar cadde waxay Ciidamada ay soo furteen hub iyadoona maleeshiyada halkaas ku sugneyd jab weyn ay gaarsiyeen
❤14👍6