SNA RADIO – Telegram
SNA RADIO
20.4K subscribers
1.99K photos
204 videos
4 links
Warbaahinta Ciidamadda Qalabka Sida
Download Telegram
21👍5🔥2
16👍6👏4👎2🔥2
Doowo Sidii Saaka Lagu Cibaadaystay Kooxdii Gabaadka ka dhiganaysay Degaanka Qaydar Cade ee Gobolka Bakool
👍1210😁6👏5🥰2
21👍9
Ciidanka XDS iyo kuwa Degaanka ayaa maanta gubay Booyad Biyaha u dhaaminjirtay Khawaarijta kadib howlgal ay kasameeyeen degaanla Cali-Heelo ee degmada Galcad gobolka Galguduud
waxaana Howlgalkaan Hogaaminaayay Cabdi Maxamuud geedi oo ka tirsan Ciidanka XDS gaar ahaan ururka 85aad ee Guutada 77.
25👍7👏5
👏3412👍10👎10😁3
#DEGDEG :Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Guutadda 77-aad ayaa bariga gobolka Galguduud kasameeyay howlgalo ay kaga hortagayaan dhagarta Khawaarijta.

Ciidanka ayaa howlgalka kasameeyay degaanka ciida kuusnayd, Cali-heele, sidoo kale waxeey howlgal miino baaris ah kasameeyeen wadooyinka degaanada Masaga-waa, Maraay-suuleey, Waniile iyadoona ay ku guuleysteen inay fashiliyaan Miinooyin Khawaarijta wadooyinka ku aaseen.

Taliyaha howlgelinta Ururka 81-aad ee Guutadda 77 XDS L/X/le Caamir Abuukar Cali Hiraabe XDS ayaa warbaahinta Ciidamadda u sheegay inay khawaarijta tiro Lo, ah qaraxyo ku laayeen.
👍17👏51🔥1
😭72👍17😡1610😢7👏3